Author Topic: Su'aal: Xubinteyda way qalloocdaa?  (Read 4620 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Qasiridbac

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xubinteyda way qalloocdaa?
« on: June 16, 2017, 05:20:06 PM »
Asc dr xubinyeyda wey qalocantahy marka ay kacdo ama hoos ayey ujeeda toosna uma taagna marka wax dhib eh miyaa jira mahadsanif




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xubinteyda way qalloocdaa?
« Reply #1 on: March 09, 2018, 07:13:03 PM »
Xanuun maahan in xubitaadu ay qalloocan tahay, ragga qaar ayaa sidaa Alle u abuuray, hoos ayay u qalloocsami kartaa ama dhinac ama kor kor waana arrin dabiici ah oo aan saameyn ku lahayn kacsiga iyo galmada ama uureynta intaba.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xubinteyda way jilicsan tahay?

Started by AlhamdulilahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5271
Last post September 01, 2017, 12:06:26 AM
by Mr Mahamed
Su'aal: Xubinteyda taranka way qalloocdaa?

Started by Shaakir999Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 4214
Last post April 11, 2015, 02:42:53 PM
by SomaliDoc