Author Topic: Su'aal: Mararka aan hablaha la haasaabayo?  (Read 3556 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Guulwade15

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Mararka aan hablaha la haasaabayo?
« on: March 12, 2018, 10:13:39 AM »
Assalaamu Caleykum Dhamaan Bahda Somalidoc waxan idin kaaga mahad naqayaa sida wanaagsan aad ugu adeegtaan bulshada soomaaliyeed salaan iyo mahad naq kidib waxan dhaqtar ka weydiinayaa waxan ahay 32 jir waxan isku arkaa mararka aan hablaha la haasaabayo ama shukaansi aan ku jiro ama xitaa aan telephone kula hadlayo in ay iga yimaadaan biyaha jilcan oo loo yaqaano (?????) maddi waxana u sabab ah dareenkeyga kacsiga oo aad u dhaw ee arintaas ma cilad baa mise waa wax jiro dadka kale ila qabaan maxaa se sabab u ah wayoo wan dhibsaday shukaansi ama in dumarka lala haasaabo la iskama joojin karo arinkaas ne dhib ayaan ku qabaa oo sida la sheegay waa nijaas marka Dr arintaas xal maleedahay hadii aysan laheyne dhib miyey igu keeni kartaa mustaqbalka?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Mararka aan hablaha la haasaabayo?
« Reply #1 on: December 16, 2018, 09:59:40 PM »
Horay ayaa looga jawaabay su'aashaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8574.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su: maxaa keeni kara garabka qaybtiisa kore oo mararka aan socdo xanuunta?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9925
Last post February 14, 2011, 08:47:33 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan mararka qaar isku arkaa dhacaan iga yimaada?

Started by Khalifyare19Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3823
Last post March 18, 2016, 11:55:01 AM
by SomaliDoc
Su,aal xudunta hoosteeda ayaa ixanuunta mararka qaar

Started by Muxya62Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4176
Last post October 16, 2016, 07:12:54 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan dareemaa mararka qaar wadno xanuun?

Started by LeyliinaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2928
Last post October 19, 2015, 11:57:06 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Mararka qaar aan dareemo daaco ama naqas?

Started by KaabuliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4245
Last post October 02, 2016, 08:35:04 PM
by SomaliDoc