Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay Chronic Prostatitis?

(1/1)

DualeA:
Asc Somalidoc team, bacda salan aad ayan idinku bogaadin shaqada iyo adeega hagar la,aanta aad u haysan bulshada somalida. Alle ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo. Inta ka bacdi

Waxan ahay 29 jir dhalinyaro ah oo dhowan reer abuuray inkastoo wali degan, dhakhtar ba igu sheegay prostatitis siiba chronic waxan qaatay antibiotics sida aflixicion iyo ciproflexin iyo kuwa muscle debiciya, dhakhtarka oo aan ku arkay dalka dibadisa waxa ii sheegay in aan prostatitis tagin, hada waxan ka roonaday pelvic pain iyo back pain iyo kaadidii I dhisaysa ama badnayd, lkn waxan ka dhaxlay Erectile dysfunction low libido iyo stink hoosta ah/ maxa igula talin lahayd si dareenka himaada ku so celiyo.

Wax addiction ma lihi weight wa normal I am not diabetic or cholesterol.

Kegel exercise muxu faa,ido leeyahay.
Turmeric prostatitis maxay tarta?


Mahadsanidiin

Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan, ka akhriso faafaahin dheeri ah link-ga hoos kaaga muuqda, prostatitis.




http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version