Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caruurta kadis u dhimato markii xabadka loo jiifiyo?

(1/1)

Abdul0513:
Waxaan jeclaan lahaa xiriirka ka dhexeeya  cudurka SIDS ( Sudden Infant Death Syndrome) iyo Ilmaha sanad iyo wixii ka hooseeya markii waqti badan xabad- xabad loo seexiyo? Waxaan maqlay in ilmaha bilaha jira haddii  sidaa loo seexiyo at halis ugu jiraan SIDS.

SomaliDoc:
Cilladaan muddo 10 sano laga joogo ayaan ka hadalnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1477.0
Waana khalad cunug aan isgadis gaarin ama isgadin karin in xabad-xabad loo jiifiyo, naqaska ayaa ku ceshoomi karo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version