Author Topic: Su'aal: Naasahayga wey sii weynaanayaan?  (Read 5583 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maymuuna100

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Naasahayga wey sii weynaanayaan?
« on: March 20, 2018, 09:37:18 PM »
Asc diktoore marka hore waa ku salaamay marka labaad waxaan qabaa su'aal su'aasheydu waxaa waaye waxaan isku arkay in naasaheyga ay sii weynaadeen walina ma guursan marka waxaan rabay maxaa sababo in naasaha weynaadaan maxaana xal ah oo aan ku yareen karaa ama sidoodi hore ka dhigi karo kana waran kareemyada ay ka midka yihiin GARLIC BREAST/INLIFE BREAST/PUERARIA MIRIFICA BREAST/ iyo kuwa la midka ah.
Waxan rajeynaa inaad xal i siiso waad mahadsan tahay diktoore.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Naasahayga wey sii weynaanayaan?
« Reply #1 on: December 17, 2018, 09:28:34 PM »
Horay ayaan si faahfaahsan uga jawaabnay su'aal tan la mid ah ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6602.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Naasahayga way yar yar yihiin?

Started by Safiya CaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9921
Last post November 28, 2017, 12:09:58 AM
by CilmiSabca