Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kuus dhanxanagga ka soo baxay?

(1/1)

Abdalla143:
Asc #SomaaliDoctar Bacdal Salaan Doctor Su'aasha aan ku weeydiinaayo waxay tahay Hooyadey aa waxa ku arkay afkeeda gudaha dhanka dhamxanaga dhinaciisa wax soo kuusan oo Cad ah weeyna kuusan yihiin iyadana waxay dhahday wax xanuun ah iguma haayan iyo dhib ah toona marka dhaqtar waxaas wax iska caadi ah miyaa mahadsanid

SomaliDoc:
Wax kuusan oo dhanxanaga ka soo baxa, ma ahan wax dabiici ah ee fadlan dhakhtar u geey si loo eego, wax kale ayuu isku badali karaa khaassatan hadduusan xanuun ku haynin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version