Author Topic: Su'aal: Waxaan guursaday labo naag?  (Read 5949 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mihsin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan guursaday labo naag?
« on: March 26, 2018, 09:38:29 PM »
Wan idin salamayaa marka hore su,aal ayaan qabaa doc waxaa waaye adigoo mahadsan waxan guursaday labo naag midba waxay ii dhashay 3 sedex caruur ah mid waa kala tagnay mid waan qabaa inkastoo 2010 aan keenay markaa aad baan u siigeysan jiray marka qaadka waan cuni jiray xaaskii markii uu ii timi xanuuno badan aan kaa aqristay waan isku arkay laakiin doctoadii oo dhan waan maray dawooyin fiican waan qaatay hawsheyda markii horeba ma xumeyn lakin xanuuna aan isku arkay kiniino ayan ka qatay marka suaasha aan qabo waxa waaye xaaskii labo jeer ayey uur qaaday waa soo dhicisay waan is baarnay waxay leeyihiin manida markii laiga qaaday manida waa ok lakin waa lagaa soo qaadaa naagta a lagu beeraa iyada dhib ma qabto dhibkana aniga xageyga waaye markaa maxaa ii dawo ah ilahay baa haayee aan ku dhali karaa maadama aan wax weyn qabin Asc




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan guursaday labo naag?
« Reply #1 on: December 18, 2018, 11:03:32 PM »
Walaal si talo fiican laguu siiyo waxaa haboonayd in aad nala wadaagtid cilladda lagaa sheegay iyo sababta keentay in adigoo galmoon kara, xaaskaagane caafimaad qabto in shahwada lagaa qaado kadibne iyada lagu beero, badanaa beerista uurka ee IVF waxaa la sameeyaa markay cilladdu badanaa dhinaca haweenka tahay, cilladda ugu badanne waa tubooyinka xirma, faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5791.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25975
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48070
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29614
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24951
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35486
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc