Author Topic: Su'aal: Faruurta ayaa i bukato had iyo jeer?  (Read 2755 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline انتصار

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Faruurta ayaa i bukato had iyo jeer?
« on: March 26, 2018, 09:48:21 PM »
?????? ????? ????? ?????? ???????
Dr su'aasheyda waxay tahay afka gaar ahaan faruurta ayaa i bukato had iyo jeer oo waxaa kaso baxa nabra yar yar oo cad cad xitaa ciridka way kasoo baxaa,  waxaa taas sii dheer in ay faruurta midabkeedii isbadalay oo cadaatayba, marka Dr halkee bee cilada ka jirtaa maxaase daawa ahaan u qaadan karaa?
MAHADSANID.




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Su'aal: Faruurta ayaa i bukato had iyo jeer?
« Reply #1 on: April 01, 2018, 11:43:01 AM »
Intasar, Halkan ka akhriso cashar ka hadlayaa arrimaha laxiriira Faruurta ama bishimaha, inta uu Dhakhtarka si toos ah kaaga soo war celinayo.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.