Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Halka gadhka iyo cunaha u dhaxaysa?

(1/1)

Huseen Abdirashiid:
Dr waxaan u baahanahay inaad wax iiga timaanto shaki ayaa I galay ugu horayntii waxaa igu dhacay hargab sababtana wiil qabay oo aan isku kooto ahayn yacni jaamacada qol noowada kiraysnaa ayaa habeen wada seexanay isaga oo qufacaya kadib waxaa dhacay subaxdii aniga oo qufacaya Ayaan kacay hargab na igu dhacay dhowr maalmood kadib waxaan isku arkay barar qanjidh ka qoorta ah gadhka hoostiisa maalmo kadiba waa IGA Ba'ay hargab kaasina qiyastii 18 casho waa I hayey .
Waxaan isbaadhay bil kadib .     

Kadib negative ayaa lay soo qoray markaa shakigii Ayaan IGA bixin waa sidee xaalkayga ?

SomaliDoc:
Waad caafimaad qabtaa ee shakkiga iska daa. Allaha kuu siyaadiyo caafimaadka.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version