Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keena dildillaaca bishimaha?
(1/1)
Hamze_a:
Asc waa idiin salaamy dhamaan dhaqaatiirta ka hawlgasha page kaan
Suaaal: maxa keena dildilaaca bishmaha
Maxaase lagu daweeyaaa?
SomaliDoc:
Waxyaabaha keeno dildillaaca bishimaha horay ayaan uga hadalnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version