Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Bawaasiirta iyo caruurta?
(1/1)
Kaltuun:
asc dr waxaan rabaa inaa iga jawabto su aashan inkastan jeclaa inaan dagdag ku helo jawabta siday ku suurowdaba insha alla dr caruurta bawaasiiirtu maku dhacdaa marka hore?
ilme 5years jira baa afka futada muruxday yacni suu uxoqayey buu dubkii ka dhigay aaga futada oo dhan waa casaatay finan bakasoo baxay balse dhiig kama yimaado saa bawaasiir ban uga shakiyey dr mise xanuun kale ba ku dhici kara.
SomaliDoc:
Baabasiirka wuu ku dhacaa caruurta laakiin qaabka aad u tilmaamaysid uma eka baabasiir waxaana habboon inaad dhakhtar u geysid si loo eego, kadibne talo lagaaga siiyo. faafhaahinta xanuunka baabasiirka ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version