Author Topic: Su'aal: Xiiritaanka timaha garka iyo kilkilha?  (Read 4721 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jalani772

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xiiritaanka timaha garka iyo kilkilha?
« on: April 05, 2018, 10:25:07 AM »
asc dr

isticmaal-ka  HAIR REMOVAL CREAM  wax dhibaato ah may keeni kartaaa
hadda ayaan rabaa inaan bilaabee




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xiiritaanka timaha garka iyo kilkilha?
« Reply #1 on: December 19, 2018, 08:09:39 PM »
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Joogto U Xiirida Timaha Madaxa, Dhib Miyaa Ka Imaan Kara?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17121
Last post January 29, 2012, 12:07:55 PM
by SomaliDoc
Daawada Indhaha: ma loo isticmaali karaa soo nooleynta Timaha daatay?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 11812
Last post January 02, 2013, 10:07:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daawooyinka lagu rifo timaha wax dhib ah ma keeni karaan?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 22825
Last post April 24, 2013, 01:33:28 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Timaha garkeeyga ayaa waxaa kujiro timo gaduudan?

Started by AshomBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4228
Last post January 23, 2016, 02:26:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Qasilka Oo Jirka & Timaha La Marsado, Faa'iido Ma Leeyahay?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 30077
Last post November 02, 2011, 02:11:17 AM
by CilmiSabca