Author Topic: Su'aal: Cuntada waxaa ii raacay tin?  (Read 4069 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Umu xandhala yuusuf

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cuntada waxaa ii raacay tin?
« on: April 12, 2018, 10:36:40 PM »
Asc dr wad ku mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad iigu soo dhoweyseen dr  waxan qabaa sual ah dhowr bilood ka hor baa anoo cunto cunay cunadii waxaa iiraacay tin waxan dareemay markaan cuntadii sii laqay wan ismatiyey waxna igama soo bixin laba maalin ka dib baa dhuunta igu keentay xanuun dhaqtar xaafada ah ban utagay afka ayuu iga fiiriyey wuxuu yiri gaduud bay noqotay barar baana ku jira irbad buu iduray iyo daawaooyin antibiotic wan ku roonaaday hada uur ban yeeshay matagii badan ma iyeelaya ma garanaayo waxan dareemaa in dhuunta wax uugu duuban yihiin oo iciijinayo qufacna wan leeyahay ma xal ah suura gal matahay in tintii waagi ay isaameyneyso mise macquul ma ah ileen adigaa aqoon ulehee qaabka wax laqid iyo halka ay maraan  please dhaqtar talo isii ama icaawi jawaab 




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cuntada waxaa ii raacay tin?
« Reply #1 on: December 20, 2018, 10:08:12 PM »
Tinta oo la liqo dhib ma keento, caloosha ayay tagtaa, kadibne saxarada ayay soo raacdaa, meel ay isku duubi karto ama dhib ku gaysan karto ma jirto, tinta wax ka adag ama mudac ah ayaa la liqaa, qofkane wuu saxaroodaa iyadoo wax dhib ah u geysan.

Marka dhibkii hore iyo midka aad hadda dareemaysid waxay u badan tahay inay salka ku hayso mataggii aad xoogga iska keentay. Allaha ku caafiyo, shakkiga iska daa
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16196
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12653
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15143
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61149
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14143
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc