Author Topic: Su'aal: Meeshii shahwada laga rabay dhiig ayaa ka yimid?  (Read 20091 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaamil121

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Meeshii shahwada laga rabay dhiig ayaa ka yimid?
« on: April 13, 2018, 06:10:35 PM »
Asx Dr waxan idin waydiiyay qof anan qaan gaarin oo siigo sameeyay biyaha meshii lagarabay dhiig kayimaado muxu noqonayaa dhibkaas mdhalaysnimana malaga qaadayaa dawose maleeyahay




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Meeshii shahwada laga rabay dhiig ayaa ka yimid?
« Reply #1 on: December 20, 2018, 10:03:39 PM »
Caruurta oo aan qaangaarin, biyo kama yimaadaan....
Haddii aysan qaangaarinne macnaheedu ma ahan inuu dhiig ka imaanayo badalkii shahwada.
Akhriso astaamaha qaangaarka caruurta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6522.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: