Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Meeshii shahwada laga rabay dhiig ayaa ka yimid?

(1/1)

Kaamil121:
Asx Dr waxan idin waydiiyay qof anan qaan gaarin oo siigo sameeyay biyaha meshii lagarabay dhiig kayimaado muxu noqonayaa dhibkaas mdhalaysnimana malaga qaadayaa dawose maleeyahay

SomaliDoc:
Caruurta oo aan qaangaarin, biyo kama yimaadaan....
Haddii aysan qaangaarinne macnaheedu ma ahan inuu dhiig ka imaanayo badalkii shahwada.
Akhriso astaamaha qaangaarka caruurta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6522.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version