Author Topic: Su'aal: Jilbahayga qac ayay dhahaan?  (Read 4871 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Najiibx

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Jilbahayga qac ayay dhahaan?
« on: June 28, 2017, 01:49:53 AM »
Asc ww, bahda Somalidoc, aadbaan idiinkaaga mahadcelinaayaa talooyinka caafimaad ee aad nasiisaan, waxaan ubaahnaa in tala leeyga siiyo xaalada jirta, waxaan isku arkay markaan salaada dukanaaya tusaale markaan sujuudo oo aan soo istaagaaya jilbahayga waxaa ka baxaaya dhawaq markaan istaagaba QAC ayeey leeyihiin imana xanuunaayan jilbaha kaliya cilladaas qacda ah ayaan arkay ee maxaay tahay cilladaas daawase maleedahay Dr aadbaad umahadsantahay.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Jilbahayga qac ayay dhahaan?
« Reply #1 on: April 22, 2018, 01:10:38 PM »
Xubnaha oo shanqara waxaa keena in qofku gaboobo, dhaawac kalagoysyada ka gaareen hadda ka hor ama sameeyay isticmaal xad dhaaf ah sida orodka, istaagga IMW, hadduu miisaanka qofka culus yahay, sidoo kale hadduu qofka dhaxal u leeyahay xanuunnada laabatoyinka ku dhaca wuxuu isku arkaa xanuun iyo shanqar, mararka qaarne barar.

Haddii shanqarta ay sii socoto, kalagoyska waxaa ka dhamaado xabagta ama carjawda lafaha kala ilaaliso, cilladaasne waxay isku badashaa xanuun loo yaqaano "Osteoarthritis", ka akhriso link-gaan hoose waxa uu yahay xanuunkaan iyo siyaabaha looga hortago: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2190.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda burqo burqo ayay leedahay?

Started by Yahye1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 45182
Last post September 18, 2019, 12:46:48 AM
by Yahye1
Su'aal: Dhibaato intee le'eg ayay keeni kartaa Cirbada Barida laysaga dhufto?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8743
Last post November 21, 2011, 10:18:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Muddo intee la eg ayay siigadu dhibaato ku keentaa?

Started by MohamedalhashiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4416
Last post April 25, 2015, 12:50:42 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan cunto cune kor ayay u kacdaa?

Started by ColaddhasheBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6343
Last post April 06, 2012, 07:51:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Goorma ayay dumarka uur qaadi karaan?

Started by Farhanfanka1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4658
Last post April 25, 2015, 01:30:00 PM
by SomaliDoc