Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keeno dildillaaca bishmaha?
(1/1)
Hamze_a:
Asc waan salaamay dhaqtarka iyo dhamaan bahda ka howlgasha page kaan
Suaal: maxaa keena dildilaaca bishmaha
Siiba bishinta sare maalin walba cad bn ka diifaa waxad moodaa inay casaanayso
Maxaa lagu daweeyaaa?
Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan, halkan ka akhriso dildilaca bishinta (cheilits) , oo hadda kahor dhakhtarka ka halay.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version