Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan isku arkay calaamadaha baabasiirta?

(1/1)

Maxamed ismaciil:
Asc Dhakhtarka sharafta waxaan aad idinku mahad celinayaa caawimaadda caafimaad ee aad hagar la,aanta u siisaan Bulshadda soomaaliyeed oo aan helin dhakhtiir kaafisa baahidooda caafimaad,sual ayaan qabaa doctor horey ayaa lagu soo weydiiyey suaasheyda oo kale lakiin in aan wax yar ku daraan rabaa "Waxaan isku carkey calamadaha Baabasiirta Doctor ee aad jawaab ku sharaxdey,waxaana ii dheer markaan cunno cunto leh Basbaas ama wax kulul saxaradda kadib waxaan dareemayaa cuncun badan,markaas ma jiraan xidhidh ka dhaxeeya baabasiirta iyo basbaaska?",mahadsanid Dr waxana codsan oo kale in Dhakhtar Urologist ah in aad ii sheegto hadad garaneyso oo somalia joga ..

SomaliDoc:
Taasi horay ayaan uga jawaabnay ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6606.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version