Author Topic: Su'aal: Prostate infection iyo prostate cancer?  (Read 646 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mustafe Madoowe

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Prostate infection iyo prostate cancer?
« on: April 19, 2018, 02:24:49 AM »
dictoore marka hore wan ku salamaya
salan ka bacdi
 dictoore waxad ii kala saarta
labada xanuun ee ah prostate infection iyo prostate cancer iyo calamadahooda iyo sida lo daweeyo
aad bad u mahadsanthy.



Offline Mustafe Madoowe

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Re: prostate infection iyo prostate cancer
« Reply #1 on: April 19, 2018, 02:53:40 AM »
dictoore waxan ahaa nin gacanta biyaha isaga keeni jiray marka waxan isku arkay inay kaadida i gubto iyo in ay futada iyo xaniinyaha inta u dhexysa ay i xanuunto mar mar dhif ah.maxase lagu daaweyn kara
maxa dhici kara haduusan qofku uu muddo dheeer iska daaweyn xanuunka.mase jiraan natural treatment oo lagu daaweyn karo

 

Combination of a new oral Vinorelbine pluz Trastuzumab 4 anti breast cancer

Started by AbdicadeBoard Pre-Pharmacy and Pharmacy

Replies: 1
Views: 6572
Last post April 25, 2009, 07:21:16 AM
by hanad_1987
Daawo Filin: Baraarujinta Kaankarada Naaska (Breast Cancer Awareness)

Started by AdminBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 2
Views: 17209
Last post May 28, 2015, 10:04:42 PM
by SomaliDoc
Walal qoorta infection maku dhacaa ? Hadii uu ku dhacase dhibato ma ukeena jirka kale waa maxase cal

Started by TuuraqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 9749
Last post February 18, 2011, 08:44:26 PM
by SomaliDoc
3-D Mammography Adds New Dimension to Breast Cancer Screening

Started by MankayBoard Topics in Healthcare

Replies: 0
Views: 2594
Last post January 02, 2008, 11:19:47 PM
by Mankay
Young cancer survivors face future hurdles

Started by dr-awaleBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 2518
Last post September 22, 2009, 03:44:04 PM
by dr-awale