Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kala korinta Ilmaha? !!

(1/1)

Abdifitahisburaash:
ASC waxaan si balaaran ugu mahadcelinaya dhakhatirta iyo maamulka mareegtan.
waxan ahay Abbe doonaya inuu Ubadkiisa kala koriyo , Anago gudanayna rabitankayaga jinsiyeed .

dabcan ilmuhu waa nimco Alle bixiyo lkin kala korintuna waa u mihiim cid-walba, walidka iyo ilmaha laftoda .

ma jiraan wax naga caawin kara HABKA? oo an lahayn dhibato cafimad .

Hadayse jiran side loga heli kara wadankena ? 
                                                                        MARKALE WAAD MAHADSANTIHIIN!!

SomaliDoc:
Qoraal ayaan ku faahfaahinnay qaabaka looga hortago uurka si caruurta loo kala koriyo ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5840.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version