Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waydiimo ku saabsan hooyo iyo cunugeeda?
(1/1)
Faysalyare:
Asc Bahda somalidoc iyo aqristiyaasha webkaan marka xigga waxaa u mahad celina allahii noo soora galiyay inuu fudadeeyay inaan wax waydiino si bilaash ah somalidoc xeeladeeda ma,ahan iyo awoodeena Waa xanariiste alle somalidoc waxaa ugu duceynaa inuu ajir kasiiyo Alle maalinta Qiyaame dadaalka iyo hagar la,aanta ee u hurayaan umada somaliyeed intaas kadib Somalidoc waxa waydiinaa labo su,aalood waxaana jeclaan lahaa si dhaqso ah in liiga soo jawaabo waayo xaaskeega way dhili rabtaa jawabta deg deg ayaa u rabaa mahad sanadiin
1:Hooyada markii ee dhasho mandheerta isku xera cuniga iyo hooyada goormaa la Goon karaa? hadii dhaqso la gooyo dhibaato caafimaad miyeey u keeneysaa cuniga iyo hooyada
2:Qol 4 afar mitir oo ku jura Aircondition ama mukeyf dhibaato caafimaad ma ukeeni karaa hooyada iyo cunigeeda umasha kula juro? sababta Aircondition-kaan loo xeray waxeey tahay cimilada qolka oo kulul
Navigation
[0] Message Index
Go to full version