Author Topic: Su'aal: Waydiimo ku saabsan hooyo iyo cunugeeda?  (Read 2090 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Faysalyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waydiimo ku saabsan hooyo iyo cunugeeda?
« on: April 23, 2018, 07:33:30 AM »
Asc Bahda somalidoc iyo aqristiyaasha webkaan marka xigga waxaa u mahad celina allahii noo soora galiyay inuu fudadeeyay inaan wax waydiino si bilaash ah somalidoc xeeladeeda ma,ahan iyo awoodeena Waa xanariiste alle somalidoc waxaa ugu duceynaa inuu ajir kasiiyo Alle maalinta Qiyaame dadaalka iyo hagar la,aanta ee u hurayaan  umada somaliyeed intaas kadib Somalidoc waxa waydiinaa labo su,aalood waxaana jeclaan lahaa si dhaqso ah in liiga soo jawaabo waayo xaaskeega way dhili rabtaa jawabta deg deg ayaa u rabaa mahad sanadiin

1:Hooyada markii ee dhasho mandheerta isku xera cuniga iyo hooyada goormaa la Goon karaa? hadii dhaqso la gooyo dhibaato caafimaad miyeey u keeneysaa cuniga iyo hooyada

2:Qol 4 afar mitir oo ku jura Aircondition ama mukeyf  dhibaato caafimaad ma ukeeni karaa hooyada iyo cunigeeda umasha kula juro? sababta Aircondition-kaan loo xeray waxeey tahay cimilada qolka oo kulul




 

Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18601
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan gooryaanka caloosha iyo wax yeelada uu ugeeysto qofka qabo?

Started by DeeriusBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27884
Last post October 27, 2012, 09:40:12 PM
by SomaliDoc
Warbixin guud oo ku saabsan waxbarashada ee dalka masar:

Started by Dr.HabiibBoard I want to Study Medicine

Replies: 0
Views: 23862
Last post September 04, 2011, 04:19:01 AM
by Dr.Habiib
Su'aal ku saabsan xubinta taranka raga iyo yiridka?

Started by AadaarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 19912
Last post October 02, 2010, 08:11:06 AM
by SomaliDoc
Su'aalo ku saabsan siigeysiga iyo finanka wajiga?

Started by SeidBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48762
Last post February 24, 2011, 10:54:29 AM
by SomaliDoc