Author Topic: Su'aal: Waxaan dareemaa in wadnaha cirbad la iga mudayo?  (Read 2727 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdifatah454

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan dareemaa in wadnaha cirbad la iga mudayo?
« on: April 24, 2018, 12:13:09 AM »
asc dhamaan dhakhaatiirka ku bahawday bar kulankan cilmiyaysan kaas oo bulshada qaybeheeda kale u adeega salaan ka dib dictoore waxaan ahay wiil dhalinyaro ah waxaan jiraa da'da 21 waxaan mudooyinkii u danbeeyay siiba 2 dii sano uu u danbaysay isku arkay wadno xanuun sida caadiga ah mar mar ka mid ah marka aan neeftayda (oxygen) dib u qaato ayaa waxaa dareemaa sidii in wadnaha irbad laygaga muddayo waxaan u tagay dhakhtar wadno wuxuu igu yidhi waxba ma qabtid miisaankayguna waa 74kg waxaan iska ahay wiil iska yar buuran inta badana socod badan ma socdo maalmahan danbena arintani aad bay iigu sii badatay waana ay i walwal galisay fadlan dhictoore iga caawi sida ugu fudud ee aan ku ogaan karo in wadnahaygu caafimaad qabo iyo waxa ay tahay sababta keenaysa in aan wadnaha ka dareemo sidii in irbad la igaga mudayo oo kale alaha ku caawiyee fadlan i caawi wll mahadsanid waxaan idinka sugayaa jawaa b wacan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan dareemaa in wadnaha cirbad la iga mudayo?
« Reply #1 on: December 21, 2018, 09:38:28 PM »
In aad dareentid sidii cirbad lagugu mudayo markaad neefsatid ama halaaqyootid, ma ahan wadne xanuun, shaqane kuma lahan waa cillad la dhaho "Pleurisy" ama "Koolbo-aaryo", faahfaahinta cilladaan ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5710.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25758
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47815
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29382
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24755
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35211
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc