Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Buro biyoodka maxaa lagu daaweyn karaa?
(1/1)
Sagal143:
Asc Dhakhaatiirta Somaliyeed waxaan rabaa inaad iga jaahil bixisaan su'aal inbadan maskaxdayda ka dhex guuxaysay oo ah:~
1.Bura biyoodka Maxaa lagu dawayn karaa?
2. Maxayse lagu dabiibaa
SomaliDoc:
Buro-biyoodka waa kiish biyo ku jiraan oo ka soo dhex baxo meelo ka mid ah xubnaha jirka waxaa ugu badan kilyaha iyo ugxansidaha, wax dhib ahne ma keeno markuu yahay nuuca fudud "simple cyst", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5533.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version