Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keena cyst-ga?

(1/1)

Sagal143:
Maxaa keena cyst~g?
Maxaa lagu daweeyaa cyst~ga?
Malaga dawoobaa?

Akhaa Binu Jowhari:
Sagal, cyst:
Waa nuucee ma ovarian cyst baa ma kidney-cyst baa ama floriod-cyst ? Ama wax kale?

Een halkan ka akhriso, burada minka.

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5856.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version