Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Indhaha waxaan ka soo saaraa fiish?
(1/1)
Fartun Yussuf:
Asc doc indhaha ayaa aad i cuncuna waxan darema iney wax iga jiraan markaan xoqo waxa kaso saraa fiish ama dhanxan dhaqtar ayan utagay waxow iso qoray dawo indhaha lagu shuba wan kuronaday lkm markan dawadi dhameyay indhihii weyso gaduteen bararen iyo xanun hada waxas dhan waka ronaday lkm cuncunka iyo fishki weykudanbeya maxan sameya doc
SomaliDoc:
Faahfaahinta xanuunkaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1121.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version