Author Topic: Su'aal: Markaan wax akhrinayo waan hurdaa?  (Read 3114 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zakiir

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Markaan wax akhrinayo waan hurdaa?
« on: May 05, 2018, 09:45:11 PM »
Asc wan idin salamay dhaqaatiirta page-ka rabbi ajar iyo xasanaad an laso kobi karin ha idin siiyo.
Magaceyga wa zakiir  waxan ahay arday.
dhibaata iheysata taaso ah markaan wax aqrinaya ama aan isku dayaba inan wax aqriya hurdoonaya sido kale niyad jabaya.
Wax walba kama niyad jaba mana ku hurdoodo dhibaatadan wa markan jaamacada casharadeda diyaarinaya bis.
Waxu dhibkan igu bilowday semister 3.

Casharada ima dhibaan wan fahansanahay.
Sido kale hadi an cashar aqriya 1 ama 5 mar wa isku key mid niyad jabka iyo hurdada.

Hadi an hurdo kaso tooso kadibna wax aqri isdhaha 30 daqiiqa kayar hurda igu qabaneyso madaxa dhana wuu Ibuuxsamaa.

Sido kale wax dhibaata kala ah maqabo dhibka wuxu iga heysta bis wax aqriska casharada jmcd

Maxa keni kara maxaana igula talineysaa Dr rabi ajar iyo xasanaad hakusiiye




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Markaan wax akhrinayo waan hurdaa?
« Reply #1 on: December 23, 2018, 11:14:16 PM »
Qofka oo hurdoodo markuu wax akhriska u fadhiisto horay ayaan ugu faahfahinnay casharkaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6568.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 19816
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 51214
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 117500
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10461
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: markaan umulo kadib caloosha ma iska xiri karaa?

Started by Deko Ali OmarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 11398
Last post May 20, 2016, 09:13:11 PM
by SomaliDoc