Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Salit zeytunka iyo xubinka taranka?
(1/1)
Ibrahim Abikar:
Asalama caleykum Daktari, aat ayaan kugumaxat cilinaya sida wacan ee as sulaxayna uqatarisit, (May Allah bless you). Daktari tat bathan ayaa qaba in salit zeytunka aay kubciso xubinka taranka ee raga maxaa kajiro. thanks
SomaliDoc:
Way jirtaa diraaso lagu sameeyay dalka giriigga oo sheegtay in saliid saytuunka oo cuntada lagu darsado inuu sare u qaado hammiga iyo awoodda ragga, laakiin weli lama sheegin in xubinta lagu daliigo si ay u adkaato ama u waynaato, taasi weli caddayn looma hayo, horay ayaan uga hadalnay qoraal ku saabsan walxaha la sheego in xubinta ay weyneeyaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version