Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyaha deg deg ayay iiga yimaadaan?

(1/1)

Saalim1989:
Asc Dr salaan kadib ALLAAH kheyr aan dhamaaneyn haku siiyo waxaa rabaa inaan Ku weydiiyo waxaana jiraa 29  Ku dhawad laws sanno ayaan xaas leeyhy Wiil ayaa ii dhashay alx balse waxan isku arkay galmad kadib waa daalaa biyaha deg deg ayey iiga yimaadaan hal marna ka badan ma sameyn karo marka horena caadi ayaan lahaa balse tabar darida maxaa keena jazaakallaahu kheyr

SomaliDoc:
In awoodaadu ay is dhinto waxyaabo badan ayaa keeni kara ee qoraalkaan ka akhriso cashar ku saabsan arintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version