Author Topic: Su'aal: Waxaan samayn jiray siigo?  (Read 6213 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sakariye

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan samayn jiray siigo?
« on: July 14, 2017, 01:39:34 PM »
Dr marki an yaraa waxan samayn jiray siigo imikana reer ayan leeyhy marka hore ayaan u biyo baxayaa marka maxa lagu daweeya biyo baxa dagdaga ah?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan samayn jiray siigo?
« Reply #1 on: May 18, 2018, 09:44:17 AM »
Talooyinka ku saabsan biyo-baxa degdegga, ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27358
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 49669
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 31263
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26365
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 36700
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc