Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Feeraha bidix ayaa i xanuunayo?
(1/1)
Abdullahi Hassan:
Wan is baaray doctor walba a u tago wadnahayga wax dhibato ma qabo ????????
Xanuun aa ka dareemaa left side mar walba
Akhaa Binu Jowhari:
Xanuunka laga dareemo dhanka bidix, waxa keeni karaa wax yaabo farabdan. Een ka akhriso link-ga hoos kaga muuqdo.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html
Halkaan ka akhriso wadne Qabadka
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,685.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version