Author Topic: Su'aal: Faa'iidooyinka diirka liin macaanta?  (Read 4531 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Muxiyo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 17
  • Points: +0/-0
Su'aal: Faa'iidooyinka diirka liin macaanta?
« on: May 13, 2018, 01:00:00 AM »
Asc doctor.

Waxaan jeclahay cunista liin macaanka markaan xabad liin macaan ah cuno diirkeeda ma tuuro ee isaga waan cunaa.

Suaashayda waa Liin macaanta diirkeeda oo la cuno ma leeyahay faaiido caafimaad ama khasaare caafimaad.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Faa'iidooyinka diirka liin macaanta?
« Reply #1 on: December 26, 2018, 12:23:34 AM »
Diirkeeda waxaan u fahmay dahaarka cadcad ee liinta kor saaran ee ma ahan qolofta adaga ee liinta ku daboolan, haddii ay sidaasi tahay, diirka wax dhib ah ma keeno, waxaana ka jiro maaddo la dhaho "Citrus" oo vitamin C laga helo, faa'idane u leh jirka, marka waad cuni kartaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waa Maxay Faa'iidooyinka Geedka Xildiidka?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 50486
Last post March 10, 2012, 02:23:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa Maxay Faa'iidooyinka Shaaha Cagaaran?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 44876
Last post November 09, 2015, 05:08:01 PM
by SomaliDoc
Faa'iidooyinka Timirta.

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 5
Views: 128053
Last post June 16, 2016, 03:33:34 PM
by Jirow
Su'aal: Liin dhanaanta wajiga ma iftiimisaa?

Started by AshomBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 103107
Last post December 05, 2020, 01:54:58 PM
by Milica_soomali
Su'aal :CUNITAANKA DAAWADA VS LIIN DHANAANTA

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 3232
Last post December 29, 2019, 09:33:11 AM
by Abdirizak