Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qof haduu dhiig shubo dhib may leedahay?
(1/1)
Nasrudiin:
Asc Dr su,aashaydu waxay tahay Qofku haduu dhiig shubo muxuu ka dhaxli karaa caafimaad ahaan,
maxaase kaga imaan kara oo dhiba waqti dheer ka bacdi iyo waqti dhawba?
miyaase laga shubi karaa dhiiga qof wadne xanuun leh?
SomaliDoc:
Qoraal faahfaahsan oo ku saabsan dhiig shubista ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6358.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version