Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cunto kala jaan ah iyo daaco qurun?

(1/1)

Mahamed bacarje:
Asc somalidoc marka labaad mxaa sababa inmarka aad cunto cuno kla jaad ah aad daaco qudhuntid ???

SomaliDoc:
Cunto kala jaan ah markaad cuntid, waxay dadka qaar u keenaa dheefshiid xumo weliba habeenkii haddii la cuno kadibne waxaad isku arki kartaa daaco qurun, faahfaahinta cilladaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3218.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version