Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa laga wadaa gram positive & negative?
(1/1)
Akhaa Binu Jowhari:
Asc
Doc, Ramadaan kariim
Waxan doonayaa in aan wax ka ogaado waxa loola jeedo Garam Negative and Garam postive.
Daawada Gramnagative ah waa tee iyo midda garam positive waa teee?
Bacteria oo gram positive ah dawadeeda wax maka tari kartaa midda garam nagative ah.
Wabilahi Towfiq
SomaliDoc:
Faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3022.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version