Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Buro biyoodka ugxanta waa maxay?

(1/1)

Kaafiyo:
Asc doctors waxaan rabaa inaan wax ka ogaado bura biyooda ugxanta wa maxay halisteeda uLgu wayn miyay leedahay wax daawa waamaxay xariirka kadhexeeya bura biyooda iyo uur qaadista fadlan IGA soon jaahil bixi adoo mahadsan ???? ???? ??? ??????[code

SomaliDoc:
Buro-biyoodka ku samaysmo ugxanta waxaa loo qeybiyaa dhowr nuuc, badankoodne wax dhib ah ma keenaan markii laga reebo cillad loo yaqaano "PCOS", faahfaahinteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3126.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version