Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Uur 7 bilood baan leeyahay?

(1/1)

Najmo:
Asc aad baan idiin salamayaa doctorska halkaan kusugan oo sharafta iyo qiimaha mudan magacygu waa najmo,waxaan rabaa inaan idin weydiiyo uur baan leeyahay todobo bilood ah marka calooshaydu inta badan masocoto waxaa isku arkay nabar dbada afkeeda kuyaala oo kuusan buro yar u eg hadaan taabto aan dareemayo oo waxyaro jilicsan ah hda xnuuna iguma hayo muxu,noqon karaa maxaana la iiga baahan yahay inaa sameeyo waa wax igusoo siyaaday intii dhowr beri ah aan isku arkay

SomaliDoc:
Qaabka aad u tilmaamaysid waxay u eg tahay baabasiir, weliba ah dhici karto heerka 1-aad ee faahfahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version