Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa ku dhacay hergab?

(1/1)

Faysalyare:
Asc bahda SomaliDoc salaan kadib waxaa qabaa su,aal ilmo yar oo jirra 30 Maalmood ayaa waxaa ku dhacay Hergab waxeey ka qaaday dadka soo booqanaayay maxaa lagu xalin karaa hergabkaas cunugtaas ku dhacay mida kale meesha laga gooyay mandheerta ama Buufka ayaa soo kuu satay banaank ayeey u soo baxday maxaa lagu xalin karaa mahad sanadiin

SomaliDoc:
Caruurta markay da'daas jiraan, naaska ayaa daawo ugu filan weliba hadduu hargab kaliya yahay, xudunta oo soo kuusato dhib ma lahan, waa iska laaban doontaa, haka welwelin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version