Author Topic: Su'aal: Candhuufta ayaa isku xirto dhuuntayda?  (Read 3811 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Alzubeydi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Candhuufta ayaa isku xirto dhuuntayda?
« on: May 28, 2018, 03:31:03 AM »
Scm dr waxan qabaa dhuun xiran mararka qaar waxan isku arka xab iyo candhuuf isku xiray dhuunteyda waxbana kama liqi karo xitaa cabitaanka wa igu dhib waxa laga yaaba inan maalinta dambe caadi kuso laabato dhuunteyda mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Candhuufta ayaa isku xirto dhuuntayda?
« Reply #1 on: December 28, 2018, 10:28:16 PM »
Walaal waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar u tagtid si laguu baaro, waxyaabo badan ayaa keeni kara cilladaan sida maadada kaalsiyamta oo jirkaaga ku yaraato ama qanjirka thryoid-ka ama parathyroid-ka oo cilladaysan midda kale xanuunka waxaa la fahmi ogyahay markaa astaamaha cabashadaada oo idil si raacsiisid sida haddii lafa-xanuun, saliilyo, ilko xanuun iyo ciddiyo xanuun isku aragtay.

Marka iska baar Kaalsiyamta, hormoonada thyroid-ka iyo parathyroidka, vitamin D-ga iyo wixii la hal maala.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: