Author Topic: Su'aal: Sanka ayaa labada dhinaca ka godan?  (Read 2258 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ayaan Apple

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sanka ayaa labada dhinaca ka godan?
« on: May 28, 2018, 01:46:23 PM »
maxaa keena carajawda sanko go'do?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sanka ayaa labada dhinaca ka godan?
« Reply #1 on: December 30, 2018, 12:02:55 AM »
Walaal su'aashaada faahfaahin ayay u baahan tahay ma godniin aad ku dhalatay mise cillad ayaa jirto, maxaadse ula jeedaa carjawda oo go'do?!
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: