Author Topic: Su'aal: Mizaankeyga oo inaba isbadaleynin?  (Read 3082 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdiaziz mohamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Mizaankeyga oo inaba isbadaleynin?
« on: May 28, 2018, 03:30:25 PM »
Asc Somali doctors idinko mahadsaan,suasheyda wexey tahay..
waxaan ahay wiil 28 jiir ah waan cafimad kaaba blse waxa Mar waliba walwal igu hayaa mizaankeyga o inaba an isbadaleynin cunaa walbo an qatoo Mana dhafo 56kg inu kaxosmaro walaga yaba. marka malaga yaaba iney ariintasi sabaab utahay babasiir mise ma noqon karta laaf yarii an udasheey? maxa talaa ah somalidoc Kheyr alla haidin siiyo.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Mizaankeyga oo inaba isbadaleynin?
« Reply #1 on: December 30, 2018, 12:08:23 AM »
Haddii miisaankaaga aad ku haysato caafimaad, wax welwel ah ma lahan, badanaa qofka cunnadiisa, tamartiisa iyo juhdiga uu bixinayo way isla eg yihiin, dadkane isku qaab iyo xawaare miisaanka uma fuulo. halkaan ka akhriso siyaabaha miisaanka loo maareeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=613.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: