Author Topic: Su'aal: Ilin iska key qubanaysa?  (Read 3251 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Juba

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ilin iska key qubanaysa?
« on: May 28, 2018, 12:20:43 AM »
Asc dhakhaatiirtena sharafta leh jazaakuma allah, suushaydu waxa weeyeh intaan garaadsaday ilaa maanta indhahayga ilin baa iska socota dhawr jeerna dhakhtar wan u tagay waxay ii sheegen in indhahaygu qalalanyihiin dhawrka dhakhtarba goojoyin kala nooc ah bay ii qoreen midna wax iskagama garan waxan aad u isticmaala tiishka ama faynka oo aan ilinta iskaga tirtiraa waliba xiliga qaboobaha ah si saaid ah ba iiga qubata ilintu markaa wakhtiyadii hore xanuun ma dareemi jirin lkn Hada iftiinka qoraxda markan arko xanuun ban ka dareema iyo inaanan si toos ah wax u fiirin karin mid wan ilaaway marbaa dhakhtarkan u tagaba wuxu yiraahda indhahagu uma baahna ukiyaale lkn mid ba dhawan ii qoray mid uu yiri waa 0. Wax yar isigana Hada ma xirto oo waxan arkay markan xirto ilintu saaid bayba noqonaysaa, talo isiiya khayr alle ha idin siiye




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ilin iska key qubanaysa?
« Reply #1 on: December 28, 2018, 10:21:54 PM »
Ilinta oo iska socoto waa cillada ay dad badani ka sheegtaan ee faahfaahinteeda ka akhriso cashar aan uga hadalnay arintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3898.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: maxa sababa kasoo baxa iska so daba noqda markuu raysto mid?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18226
Last post November 01, 2011, 12:06:51 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa Maxay Dhibaata Ay Keeni Karto Iska Joojinta Cunta Ay Sonkorto Ku Jir

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12325
Last post November 10, 2012, 03:35:58 PM
by SomaliDoc
FILIN: ISKA ILAALI CUDURKA IBOOLA (DANGERS OF EBOLA)

Started by AdminBoard Topics in Healthcare

Replies: 1
Views: 20367
Last post October 19, 2014, 09:59:09 AM
by Admin
Iska Ilaali Khatarta Malabkaan (Etumax Royal Honey)

Started by AdminBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 28377
Last post May 30, 2015, 10:06:06 PM
by Hamse Mohamed
Su'aal: markaan umulo kadib caloosha ma iska xiri karaa?

Started by Deko Ali OmarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10963
Last post May 20, 2016, 09:13:11 PM
by SomaliDoc