Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cidiyaha lugaha ayaa i xanuuno?

(1/1)

Alzubeydi:
Scm dr  dhamaan howlwadeenada caafimaadka ee boggaan wan idiinka mahad naqaya howsha aad bulsho weynta somaliyed u heysaan
waxan qaba sual aniga igu saabsan cidiyaha lugaha aya I xanuuna mararka qaar saacad ama kayar ayay I xanunan hadana wu idaaayaa xanuunka mahadsanid

SomaliDoc:
Walaal faahfaahin ayay u baahan tahay cabashadaada, ciddiyaha ma hilibkay dhex galaan? ma ku fiiqmaan? ma jilcan yihiin oo inay soo laabmayaan miyaa dareemaysaa? ciddida laftirkeeda maa ku xanuunayso mise hilibka ciddiyaha ku hareeraysan? ma leedahay saliilyo iyo lafa-xanuun? su'aalahaas bal ka soo jawaab

Navigation

[0] Message Index

Go to full version