Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Farqiga u dhaxeeyo dabaysha iyo Koolba aaryada?
(1/1)
Nasrudiin:
Asc dhamaan waan idin salaamay bahda caafimadka somalidoc suaashaydu waxay thy qaybaha ay u kala baxdo cudurka dabaysha iyo mudada ay calaamadaha kaga soo ifbaxaan bukaha sida curyanimada? maxayse ku kala duwan yihiin kolba-aariyada iyo dabayshu?
SomaliDoc:
Cudurka dabaysha iyo cillada koolba-aaryadu shaqo iskuma lahan waa laba xanuun oo kala duwan halkaan hoose ka akhris mid walba faahfaahinteeda:
1- Cudurka dabaysha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1170.0
2- Cudurka Koolba-aaryada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5710.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version