Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Caadada Oo Aanka iman 9 bilood?
(1/1)
Omer Abdi:
Asc doc waxajirta gabadh xaaskayga ah waxayna dhibato kaqabta dhinaca cadada Oo Aanka Imanin 9bilood inta Aan isqabnana wax Uur Ah Aanyeelan sadexdii biloodba halmar waxaka yimada xaydka Oo waxyar cadan Ah Oo U Eeg sida ranjiga cad Ookale marka doctor Waxan rajaynayaa Inad Iga caawiso Insha Allh
SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa caadada wareerin karo ama soo daahin karo, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8424.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version