Author Topic: Su'aal: Caadada Oo Aanka iman 9 bilood?  (Read 3367 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Omer Abdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Caadada Oo Aanka iman 9 bilood?
« on: June 03, 2018, 02:48:28 AM »
Asc doc waxajirta gabadh xaaskayga ah waxayna dhibato kaqabta dhinaca cadada Oo Aanka Imanin 9bilood  inta Aan isqabnana wax Uur Ah Aanyeelan  sadexdii biloodba halmar waxaka yimada xaydka Oo waxyar cadan Ah Oo U Eeg sida ranjiga cad Ookale marka doctor  Waxan rajaynayaa Inad Iga caawiso Insha Allh




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Caadada Oo Aanka iman 9 bilood?
« Reply #1 on: December 30, 2018, 12:09:48 AM »
Waxyaabo badan ayaa caadada wareerin karo ama soo daahin karo, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8424.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan ku xanusada caadada waxan helaa bishii labo jeer?

Started by SaakinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7840
Last post April 28, 2016, 04:37:20 PM
by SomaliDoc
Canug lasoo xaaqay kadibna caadada oo wareertay iyo xanuun caloosha ah

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12083
Last post November 03, 2012, 09:51:06 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Naag uurleh xiliga caadada dhiig maka imaan karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26116
Last post March 14, 2015, 03:41:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhiiga caadada ayaa igusoo laabta bishii dhowr jeeer?

Started by KaltuunBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10331
Last post May 22, 2016, 07:48:29 PM
by SomaliDoc
Su'aalo: Caadada Wareersan? Galmada Badan? Xilliga Uurqaadka?

Started by CaaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 51466
Last post January 01, 2011, 08:43:27 PM
by SomaliDoc