Author Topic: Su'aal: Xididada xiniinta dhagax ayaa ku jira?  (Read 3141 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sharmacowlyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xididada xiniinta dhagax ayaa ku jira?
« on: June 06, 2018, 04:55:47 PM »
asc dr aad ban idinkaga mahadcelinaya sida aqoontiina aad ugu faideyseen bulshada somaliyeed inta ka dib aniga wxaan isku arkay xininta bidix xidada kor uga baxa ayaa waxa igaga jira wax aad moodid dhagax yar o aad u yar marka gacanta ku taabto ayan darema , markan taabtana wey i xanuuntaa , xininta midig hdii aan tabto ima xanuunto wana cafimad lkn xinta kale sida okale ma ahan mesha aad modo dhagaxa hadii aan tabto wey i xanuuntaa , waagan yaraa wey i xuun jirty xogaa markaan jogana wey i cafimadi jirtay lakiin hada wan ka la danahay marka waxan iskaga shakiyey xanuun aan halkan ka akhriyey Varicocele ona igu abuuray wal wal! maxana ku baabi inka raa dhagaxa yar i o adag o ku jira xininta bixidix xididadeeda?

wabilahi towfiiq, wajazakumullh khyr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xididada xiniinta dhagax ayaa ku jira?
« Reply #1 on: December 30, 2018, 11:55:25 PM »
Kuuska aad gacanta ku taabanaysid waxaa laga yaabaa inuusan dhagax ahayn, hadduu Varicocele uu yahay ama xanuun kalba waxaad u baahan tahay in xiniinyaha lagaa saaro kumbuyuutarka "Ultrasound" si loo eego cillada jirta, kadibne talo lagaaga siiyo ee fadlan dhakhtar la xiriir.
Akhriso waxa laga wado Varicocele: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: