Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyaha qabaw iyo kuwa diiran?
(1/1)
Ahmed_Carab:
Awalan asc .. dhamaanteena caafimaad buuxa ilaah hana wada siiyo tubta toosanna ilaah hanagu hanuuniyo.
Su'aasheyda waxey tahay:_
Cabista biyaha qabow miyey u daran yihiin caafimaadka? Sidoo kale cabista biyaha diiran miyey u wanaagsan yihiin caafimaadka?
SomaliDoc:
Heerkulka cunnada nuucey ahaataba si dabiici u ah jirka ayaa laga dhigaa markuu qofka cuno ama cabo, marka saameyn toos ah kuma lahan jirka oo idil, laakiin biyaha qandaca ah waxay kordhiyaan qulqulka jirka, taas ayaa badanaa lagula dardaarmaa in biyaha qandaca cabitaankooda inay fiican tahay, sidoo kale markay cimillada kulul yihiin waxaa haboon in biyo qabaw la cabo si heerkulka isku badalo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version