Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ma jirtaa bakteeriya faa'iido jirka u leh?

(1/1)

Ahmed_Carab:
Asc .. su'aasheyda waxey tahay:

Inta badan markaan soo hadal qaadno Bacteria waxaa isla markiiba maskaxdeena kusoo degdega cudur iyo aafo, hadaba majirtaa bacteria jirka faa'iido u leh mise ka qeyb qaadata fayadhoorka  jirka?

SomaliDoc:
Haa, qeyb badan oo bakteeriyada ka mid ah jirka faa'ido ayay u leedahay, meelo badan oo jirka ka mid ah ayayne ku nooshahay, waxaana la dhahaa "Normal Flora", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6818.0

Waxaaba jiro xanuuno lagu daaweeyo isla bakteeriyada iyadoo laga soo dhigo qaab daawo kaniini ama sharoobo ah, taasoo loo yaqaano "probiotics"

Navigation

[0] Message Index

Go to full version