Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Low blood pressure?

(1/1)

Abdulrasak:
Dgiigayga ayaa hoos u dhaca 60/80 iyo 110/120 sidaan kor ugu qaadi karaa anigoon daawo qaadan

SomaliDoc:
Qoraalkaan ka akhriso waxyaabaha keeno inuu dhiigga hoos u dhaco iyo siyaabaha aad ku soo qaadi kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5834.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version